HomeWararMadaxweynaha Puntland oo u ambabaxay Itopia.

Madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay Itopia.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha maamulka Puntlaand C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ee gobalka Bari. Safarka Gaas ayaa la sheegay in uu ku wajahanyahay wadanka Itopia halkaa oo uu kulamo ku yeelan doono masuuliyin ka tirsan doowladda Itopia. Dhinaca kalana waxaa la sheegay in madaxweynaha maamulka Puntlaand C/weli  Maxamed Cali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Puntlaand C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ee gobalka Bari.

Safarka Gaas ayaa la sheegay in uu ku wajahanyahay wadanka Itopia halkaa oo uu kulamo ku yeelan doono masuuliyin ka tirsan doowladda Itopia.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxaa la sheegay in madaxweynaha maamulka Puntlaand C/weli  Maxamed Cali Gaaas kedib tegitaankiisa dalka Itopia uu u sii dhoofi doon Imaaraadka Carab ta.

Isaga oo suxufiyiinta kula hadlay garoonka magaalada Boosaaso ee gobalka Bari markii uu ka amababaxayay ayuu sheegay in isaga iyo weftiga uu hogaaminayo ay isku mari doonaan Iptoopia iyo Imaradka Carabta.

Waxaana uu sheegay in ay kulamo la qaadan doonaan masuuliyiinta wadamada ay tagayaan kalana hadlayaan arimo khuseeya horumarka maalgashiga kaabayaasha dhaqaalaha ee maamulka Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts