HomeWarar(DHAGEEYSO):- Soomaaliland oo uga digtay Siyaasiyiinta iyo Suxufiyiinta inay tagaan Muqdisho.

(DHAGEEYSO):- Soomaaliland oo uga digtay Siyaasiyiinta iyo Suxufiyiinta inay tagaan Muqdisho.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka warfaafinta maamulka soomaaliland Cusmaan Cabdullaahi Saxardiid Cadaani ayaa sheegay inaan loo dulqdaan doonin in siyaasiintu iyo suxufiyiintu iska tagaan muqdisho islamarkaan ay kusoo laabtaan magaalada Hargeysa iyagoo ka ololeynaya qaranimada soomaaliland sida uu yiri wasiir saxardiid oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa. Wasiirka warfaafintu waxaa uu sheegay in umadda soomaaliland ay go’aansatay inay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka warfaafinta maamulka soomaaliland Cusmaan Cabdullaahi Saxardiid Cadaani ayaa sheegay inaan loo dulqdaan doonin in siyaasiintu iyo suxufiyiintu iska tagaan muqdisho islamarkaan ay kusoo laabtaan magaalada Hargeysa iyagoo ka ololeynaya qaranimada soomaaliland sida uu yiri wasiir saxardiid oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa.

Wasiirka warfaafintu waxaa uu sheegay in umadda soomaaliland ay go’aansatay inay ka go’aan soomaaliya inteeda kale islamarakaana aan laga yeeli doonin cidna ku xadgudubka jiritaanka dowladnimo ee soomaaliland.

- Advertisement -

Wariye Cabdimaalik Coldoon oo arimaha bulshada ka shaqeeya ayaa hada ku xiran magaalada Hargeysa markii uu dhaawan ka laabtay magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Cod-ka Wasiir Cadaani.

 

- Advertisement -

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts