HomeWarar(DHAGEEYSO):- Madaxweynaha Khaatumo oo beeniyey inuu dhamaaday wadahadalka Soomaaliland iyo khaatumo.

(DHAGEEYSO):- Madaxweynaha Khaatumo oo beeniyey inuu dhamaaday wadahadalka Soomaaliland iyo khaatumo.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cali Khaliif Galeyr madaxweynaha maamulka Khaatuma ayaa beeniyey warar ku saabsanaa inu dhamaaday wadahadalka soomaaliland iyo khaatuma oo warbaahinta qaar ay warisay waxaana madaxweynuhu uu sheegay in wali uu socodo wadahadalka kaliyana uu bilaawday masheegin qodobo lagu heshiiyey markii jabuuti labada dhinac uu uga furmaya wada hadal toos ah. Waxaa uu shaly madaxweynaha khaatuma ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cali Khaliif Galeyr madaxweynaha maamulka Khaatuma ayaa beeniyey warar ku saabsanaa inu dhamaaday wadahadalka soomaaliland iyo khaatuma oo warbaahinta qaar ay warisay waxaana madaxweynuhu uu sheegay in wali uu socodo wadahadalka kaliyana uu bilaawday masheegin qodobo lagu heshiiyey markii jabuuti labada dhinac uu uga furmaya wada hadal toos ah.

Waxaa uu shaly madaxweynaha khaatuma ka dagay garoonka magalada laas-caanood halkaas oo uu kula hadlay warbaahinta waxaana uu meesha ka saaray in heeshiis ay wada gaareen khaatuma iyo Soomaaliland.

- Advertisement -

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Cod-ka Cali Khaliif.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts