HomeWararHay’adda ICRC oo joojisay  Hawlihii ay ka wadeen dalka Afganistan.

Hay’adda ICRC oo joojisay  Hawlihii ay ka wadeen dalka Afganistan.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Dagaalyahano ka taagersan Kooxda Daacish shalay dileen 6 shaqaale oo ka tirsan ICRC oo gargaar degdeg ah u waday Waqooyiga dalkaasi oo ay duufaano baraf watay ku dhufteen. Guddoomiyaha Gobalka Jozjan, Lutfullaahi Casiisi ayaa sheegay inay Shaqaalahaasi wadeen Gargaar Xoolo nool oo loo qeybin lahaa dadka ku dhibaataysan Deegaanadaasi. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Dagaalyahano ka taagersan Kooxda Daacish shalay dileen 6 shaqaale oo ka tirsan ICRC oo gargaar degdeg ah u waday Waqooyiga dalkaasi oo ay duufaano baraf watay ku dhufteen.

Guddoomiyaha Gobalka Jozjan, Lutfullaahi Casiisi ayaa sheegay inay Shaqaalahaasi wadeen Gargaar Xoolo nool oo loo qeybin lahaa dadka ku dhibaataysan Deegaanadaasi.

- Advertisement -

2 ka mid ah shaqaalaha ICRC ayaa la la’ yahay raqdooda iyo ruuxooda, kuwaasi oo la socday gawaarida la weeraray.

Dhinaca kale,  Agaasimaha Hawlgalladda ee ICRC, Dominik Stillhart ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay inay toogashadaasi tahay dhacdadii ugu xumayd ee ay shaqaalaha ICRC la kulmaan.

- Advertisement -

Afganistan waa dalka 4-aad ee ugu ballaaran ee Barnaamijyadda Samafalka ka socdaan Caalamka oo idil.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts