HomeWararWeerar dhimasho dhaliyey oo lagu qaaday Hotelka International Village ee Bosaaso

Weerar dhimasho dhaliyey oo lagu qaaday Hotelka International Village ee Bosaaso

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hay’addaha Ammaanka ee Puntland ayaa sheegay inay rag hubeysan weerareen Hotelka International Village oo ku yaalla K/galbeed ee magaalladda Bosaaso. Dagaalamayaal la sheegay inay ka tirsan yihiin Alshabaab ayaa waxay Waaberigii hore ee saakayto weerareeen Hotelkaasi, iyagoo dilay 4 ka mid ah Ilaaladdii joogtay Albaabka weyn ee laga soo galo Hoteelka. Wararka hordhaca ee aynu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’addaha Ammaanka ee Puntland ayaa sheegay inay rag hubeysan weerareen Hotelka International Village oo ku yaalla K/galbeed ee magaalladda Bosaaso.

Dagaalamayaal la sheegay inay ka tirsan yihiin Alshabaab ayaa waxay Waaberigii hore ee saakayto weerareeen Hotelkaasi, iyagoo dilay 4 ka mid ah Ilaaladdii joogtay Albaabka weyn ee laga soo galo Hoteelka.

- Advertisement -

Wararka hordhaca ee aynu helnay ayaa sheegaya inay raggii hubeysnaa gudaha u galeen Hotelkaasi oo ay inta badan seexdaan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland.

Warar ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Gobalka Bari, C/samad Maxamed Galaan ka mid yahay Mas’uuliyiintii uu weerarku ku qabsaday Hoteelkaasi.

Qaar ka mid ah Saraakiisha Ammaanka ee Maamulkaasi ayaa sheegay inay Ciiddanka dileen 2 ka mid ah kooxihii weerartay Hotelka, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Warar kale ayaa sheegaya in ay dhowr ka tirsan Dagaalamayaasha weli ka dhex dagaalamayaan gudaha Hotelka,  isla markaana  la maqlayo Tacshiirad.

Xaallad jahwareer ayaana weli ka taagan nawaaxiga Hotelka, iyadoo lagu arkayo Ciiddamo iyo Tekniko fara badan oo lagu soo xoojiyey Ilaaladda Hotelka.

La soco wixii ku soo kordha Dhacdadan

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts