HomeWarar(DHAGEYO):- Musharax Sheekh Shariif: ”Doorashada Masuqmaasuq Ayaa Ka jira”

(DHAGEYO):- Musharax Sheekh Shariif: ”Doorashada Masuqmaasuq Ayaa Ka jira”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Musharax Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay doorashada madaxweynaha oo Berri oo Arbaca ah ka dhaceysa magaalada muqdisho gaar ahaan xarunta Ciidamada cirka ee Afisiyooni kadib Shirjaraa’id oo uu galabta ku qabtay guriga uu ka dagan yahay magaalada muqdiho. Sheikh Shariif ayaa marka hore ka hadlay dareenkiisa doorashada Berri iyo waxaa uu ka qabo waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Musharax Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay doorashada madaxweynaha oo Berri oo Arbaca ah ka dhaceysa magaalada muqdisho gaar ahaan xarunta Ciidamada cirka ee Afisiyooni kadib Shirjaraa’id oo uu galabta ku qabtay guriga uu ka dagan yahay magaalada muqdiho.

Sheikh Shariif ayaa marka hore ka hadlay dareenkiisa doorashada Berri iyo waxaa uu ka qabo waxaana uu muujiyey niyad wanaag ku saabsan doorashada oo ay ku tartamayaan 22-tan musharax oo uu kamidyahay Isaga.

- Advertisement -

Nuxurka Shirka Jaraa’id ee Shariif ayaa ahaa arimaha laxariira masumaasuqa waxaana uu qiray inuu jiro masuq maasuq iyo wax isdaba marin badan oo uu ku baaqay in la Yareeyo ugu Yaraan, waxaa kaloo uu tilmaamay in loobahanyahay Isbadal dhab ah hogaanka haatan ee talada Haya.

Musharax Sheikh Shariif oo ka mid ah musharxiinta ugu Cad Cad doorashada madaxweyne ee  berri ayaa ka hadlay arinta saameynta ku haysa Soomaalida gudaha ee Abaaraha daran ee ka jira qeyba ka mid ah dalka.

Waxaana uu Codkiisa ku biiriyey baaqa ah u -gurmashada Dadkaasi si looga Samata Bixiyo gaajada iyo Dhibta ku heysa Dalka.

- Advertisement -

Shirkaan jaraa’id ee Sheikh Shariif ayaa ku soo aadaya wax yar kadib Doorshada Berri waxaana uu hadlay wax ka yar Shan Daqiiqo oo uu kaga waramay Doorashada,Arimo ku saabsan masuqmaasuqa iyo Abaaraha Dalka iyadoo Berri oo Arbaca ah ay Dhaceyso doorashada madaxweynaha oo dhowr jeer oo hore Dib uga dhacday xiligii loogu Talagalay.

Halkaan Hoose ka Dhageeyso cod-ka Sheikh Shariif.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts