HomeWarar(DHAGEEYO):- Madaafiic Caawa ku Dhacday qeyba kamid ah Muqdisho.

(DHAGEEYO):- Madaafiic Caawa ku Dhacday qeyba kamid ah Muqdisho.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa goordhow tiro Madaafiic ah ay kusoo dheceen xaafado kamid ah magaalada muqdisho oo aan la’ogaan wali qasaaraha rasmiga ah iyo waxyeelada ay geesteen waxaana lasoo sheegayaa in tiro hoobiyeyaal ah ay ku dheceen Degmooyinka, Xamar jajab, Xamar weyne Warta-nabadda Waaberi iyo wadajir ee Magaalada muqdisho. Goojooge ku sugan Xaafad ku dhow Garoonka diyaaradaha ee adaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow tiro Madaafiic ah ay kusoo dheceen xaafado kamid ah magaalada muqdisho oo aan la’ogaan wali qasaaraha rasmiga ah iyo waxyeelada ay geesteen waxaana lasoo sheegayaa in tiro hoobiyeyaal ah ay ku dheceen Degmooyinka, Xamar jajab, Xamar weyne Warta-nabadda Waaberi iyo wadajir ee Magaalada muqdisho.

Goojooge ku sugan Xaafad ku dhow Garoonka diyaaradaha ee adaan Cadde ayaa radio Dalsan uga waramay Madfac ku dhacay xafad ay daganayeen oo ku taala nawaaxiga garoonka muqdisho waxaana uu sheegay goobjoogahan inay Maqlayeen Daryanka madaficda kale oo ku dhacay qeybo kamid ah Muqdisho.

- Advertisement -

Ilaa iyo hada majiro qasaare dhimasho iyo dhaawac oo laga soo wariyey madaafiicdaasi ku dhacday qeyba kamid ah magaalada waxaana cabsi iyo wal ay soo wajahday dadka kunool muqdisho oo baqdin ka muujinaya waxa ay Maqleen .

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Cod-ka Goobjooge Dalsan Uwaramay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts