HomeWararMichael Keating oo sheegay in Doorashadda Madaxtinimadda Somalia noqonayso Guul Taariikheed.

Michael Keating oo sheegay in Doorashadda Madaxtinimadda Somalia noqonayso Guul Taariikheed.

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Micheal Keating ayaa hadalkaasi ku sheegay Warbixin uu xalay Golaha Ammaanka ee QM ka siiyey xaalladda Somalia, wuxuuna xusay in Doorashadii dhawaan dhacday ay muraayad u tahay Soomaalida.

Waxa uu intaasi ku daray inay Doorashada muujinaya wanaaga iyo xumaanta qaabka loo tijaabiyey Awoodda iyo xiriirka ka dhexeeya Odayaasha Dhaqanka , Dulaalinta Awoodda, Siyaasiyiinta, Gnaacsatadda, dadka caadiga, rag iyo dumar.

“Iyaga ma jecla wax kasta oo ay soo arkeen, ugu yaraan dhamaan heerarka Musuqa iyo marnaanshaha Hay’adaha ee hubin lahaa Sharci ahaan iyo Isla-xisaabtanka maaliyadeed” ayuu yiri Michael Keating.

Waxa kale oo uu ka hadlay Doorashadda Madaxtinimadda, wuxuuna carrabka ku dhuftay in Doorashaddaasi la aqbali karo sida ay Dadweynaha iyo Beesha Caalamkaa u arkaan sharci ahaan, isla markaana ya tahay Tallaabo wax looga qaban karo caqabadaha halista ah.

Michael Keating waxa uu xusay inay Somalia u dhaqaaqday Marxalad Cusub oo lagu joogteynayo Nabadda, Xalinta Colaadaha iyo in la dhiso Dowlad Federal oo waxtar leh.

Hadalka Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Micheal Keating ayaa ku so obeegmay iyadoo la dhisay Guddiga Doorashadda dhici doonta labo isbuuc kadib iyo iyadoo ay Dagaalamayaasha Alshabaab kordhiyeen weerarada ay kaga soo horjeedaan Qabsoomida Doorashadda

©Radio Dalsan

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories