HomeWararKenya oo sheegatay in 9 Askari looga dilay weerarkii Alshabaab ee ka...

Kenya oo sheegatay in 9 Askari looga dilay weerarkii Alshabaab ee ka dhacay Kul-biyow.

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa waxay shalay weerar qorsheysan ku qaadeen Xeradda  ay Ciiddanka Kneya ku leeyihiin Deegaanka Kul-biyow ee Gobalka J/Hoose, halkaasi oo ay ku dileen Askar Kenyan ah.

Warar madax bannaan ayaa shegayo in 50 Askari Kenyan ah lagu dilay weerarkaasi ka dhacay Degaanka Kul-biyow oo 18 KM u jirta Xuduudka Kenya.

Afhayeenka Milliteriga Kenya, Kolonel Paul Njuguna ayaa sheegay in 9 Askari looga dilay Weerarkaasi, oo yimid maalmo kadib, sannad-guuradii 1-aad ee Weerarkii Ceel-cadde oo ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku dileen in ka badan 100- Askar Kenyan bishii January 15-dii ee sannadkii hore.

Afhayeenka waxa u ubartiisa Twitterka soo dhigay inay Alshabaab weerarkaasi u adeegsadeen Gaadiid Dagaal oo ay horey Ciiddanka Kenya uga qabdsadeen Dagaalkii Ceel-cadde.

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Isbahaysiga Mucaaradka CORD ee dalka Kenya, Raila Odinga oo horey ugu baaqi jirey in Ciiddanka Kenya laga soo saaro Somalia ayaa cambaareeyey Weerarkii Kul-biyow, kuna tilmaamay wax aan la aqbali karin.

©Radio Dalsan

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories