HomeWararDowladda Syria oo beenisay inuu Madaxweyne Bashaar Alasad xanuunsan yahay.

Dowladda Syria oo beenisay inuu Madaxweyne Bashaar Alasad xanuunsan yahay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hadal ka soo baxay Madaxtooyadda dalkaasi ayaa lagu sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegayo inuu Madaxweynuhu la dhibaataysan yahay dhibaato caafimaad. Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay inuu Madaxweynuhu si caadi ah u gudanayo hawlihiisa Qaranka,  isla markaana uusan warkaasi wax u dhimi karin Moraalka dadka Syria. Bishan January 21-dii waxa uu Wargeyska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Madaxtooyadda dalkaasi ayaa lagu sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegayo inuu Madaxweynuhu la dhibaataysan yahay dhibaato caafimaad.

Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay inuu Madaxweynuhu si caadi ah u gudanayo hawlihiisa Qaranka,  isla markaana uusan warkaasi wax u dhimi karin Moraalka dadka Syria.

- Advertisement -

Bishan January 21-dii waxa uu Wargeyska Asharqa Al-awsat qoray war lagu sheegay inuu Madaxweynaha Syria la dhibaataysan xanuun dhinaca Dhimirka oo uu ka qaaday dagaalka dalakasi ka socda ku-dhawaad 6 sanno.

Warbaahinadda qaarkood ayaa sheegay inuu Madaxweynaha Syria ku dhacay Qalal, laguna daaweynayo Isbitaal ku yaalla magaalladda Dimishiq.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts