HomeWararMadaxweye u digay Donald Trump iyo mid cambaareeyey

Madaxweye u digay Donald Trump iyo mid cambaareeyey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Raul Castaro ayaa sheegay inay Kuuba rajeynayso in la sii wado caadiyeynta xiriirka ay la leeyihiin Marayukanka, balse uu Madaxweyne Trump si cad u sheegay inuusan aqoonsan doonin wax kasta oo wax u dhimayo madax-bannaanida dalka Maraykanka. “Kuuba iyo Maraykanka way iskaashan karaan, kuna noolaan karaan dhinac ka dhinac qaab Ilbaxaximo, lana xushmeynayo Kala-duwaanshaha” ayuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Raul Castaro ayaa sheegay inay Kuuba rajeynayso in la sii wado caadiyeynta xiriirka ay la leeyihiin Marayukanka, balse uu Madaxweyne Trump si cad u sheegay inuusan aqoonsan doonin wax kasta oo wax u dhimayo madax-bannaanida dalka Maraykanka.

“Kuuba iyo Maraykanka way iskaashan karaan, kuna noolaan karaan dhinac ka dhinac qaab Ilbaxaximo, lana xushmeynayo Kala-duwaanshaha” ayuu yiri Raul Castaro.

- Advertisement -

Donald Trump inta uusan qabanin Xilka Madaxweynaha waxa uu ku cabsi geliyey Dowladda Kuuba  inuu qarxin doono heshiiska liita ee labada dal, haddii aan la gaarsin Heshiis Wanaagsan, inkastoo uusan faahfaahin ka bixinin.

Dhinaca kale, Madaxweynaha dalka Mexico, Enrique Pena Nieto ayaa cambaareeyey Qorshaha Donald Trump ee uu derbiga ku dhisi doono Xuduudka Labada Waddan.

- Advertisement -

Hoggaamiyayaal ka tirsan Dowladdaha Latin Ameriko ayaa cambaareeyey Qorshaha Madaxweynaha Maraykanka.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts