HomeWararDonald Trump oo u beer qaboojiyey Muhaajiriinta iyagoo yar tegay Maraykanka.

Donald Trump oo u beer qaboojiyey Muhaajiriinta iyagoo yar tegay Maraykanka.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha cusub ee Maraykanka, Donald Trump oo muddo hal isbuuc xilka haya ayaa waxa uu walaac ku abuuray Qaxootiga dib-u-dejinta ka helay Maraykanka iyo Muhaajiriinta aan Sharciga lahayn ee iyagoo yayar tegay Maraykanka. Waxa uu ugu baaqay Muhaajiriintaasi lagu naanayso “ riyoodayaasha” ama “dreamers” inaysan ka walaacin dhinaca Masaafurinta, waa sida uu hadalka u dhigay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha cusub ee Maraykanka, Donald Trump oo muddo hal isbuuc xilka haya ayaa waxa uu walaac ku abuuray Qaxootiga dib-u-dejinta ka helay Maraykanka iyo Muhaajiriinta aan Sharciga lahayn ee iyagoo yayar tegay Maraykanka.

Waxa uu ugu baaqay Muhaajiriintaasi lagu naanayso “ riyoodayaasha” ama “dreamers” inaysan ka walaacin dhinaca Masaafurinta, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

“Ma aha inay aad u walaacaan” ayuu yiri Trump oo xalay wareysi siiyey Telefishinka ABC News.

“Waxaan leeyahay Qalbi eyn. Waxaan u soconaa sidii ay u daryeeli lahayn qof kasta” ayuu sii raaciyey Trump.

Madaxweynuhu waxa uu intaasi ku daray inuu Maamulkiisa Siyaasad la imaan doonaan afarta isbuuc ee soo socda, wuxuuna ku celceliyey inay yareeyaan walaaca ay muujinayaan.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts