HomeWararMurashax Madaxweyne Cali Maxamed Geeddi oo u tanaasulay Murashax ay isku hayb...

Murashax Madaxweyne Cali Maxamed Geeddi oo u tanaasulay Murashax ay isku hayb yihiin.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Munaasabad ballaaran ayaa haatan ka socota Hotelka City Palace taasi oo uu Murashax Madaxweyne Prof. Cali Maxamed Geeddi ku shaacinayo inuu ka tanaasulay hankiisa ku aadanaa Doorashadda Madaxtinimadda ee la qaban doono bisha soo socota ee February 8-da. Ilo ku dhodhow Prof. Geeddi ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan inuu Murashaxu maanta Xaflad Qado ka dhigayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad ballaaran ayaa haatan ka socota Hotelka City Palace taasi oo uu Murashax Madaxweyne Prof. Cali Maxamed Geeddi ku shaacinayo inuu ka tanaasulay hankiisa ku aadanaa Doorashadda Madaxtinimadda ee la qaban doono bisha soo socota ee February 8-da.

Ilo ku dhodhow Prof. Geeddi ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan inuu Murashaxu maanta Xaflad Qado ka dhigayo Hotelka City Palace, oo uu ku shaacinayo inuu u tanaasulay Murashax Madaxweynev C/qaadir Cosoble Cali oo ay isku jufo yihiin.

- Advertisement -

Geeddi ayaa la filayaa inuu Musharax Cosoble ka taageeri doono Ololihiisa Murashaxnimo, iyadoo uu Murashaxaasi ka mid yahay Murashixiinta ugu cadcad ee Tartanka Doorashadda.

Murashax Cosoble, waxa uu sannadkii 2012-ki ka mid ahaa Murashixiintii ku tartantay xilka Madaxweynaha ee u uku guuleystay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, ma cadda sababaha rasmiga ee uu u tanaasulay Prof. Geeddi oo mar soo noqday Ra’isul-wasaarihii Dowladdii KMG ee uu Madaxweyne ka ahaa Marxuum C/llaahi Yuusuf Maxamuud.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts