HomeWararAskari ka tirsan Boliska Kenya oo lagu dilay weerar ay Alshabaab ka...

Askari ka tirsan Boliska Kenya oo lagu dilay weerar ay Alshabaab ka geysteen Mandera.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaalyahano la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Xarakadda Alshabaab ayaa waxay Waaberigii hore ee saakayto weerar qaraxyo ah la beegsadeen Bank iyo 2 Hotel oo ku yaalla Degmadda Mandera ee W/bari ee dalkaasi. Guddoomiyaha Gobalka Mandera, Frederick Shisia ayaa sheegay in Askariga Kaydka lagu dilay weerarka, isagoo ku sugan goob laga cunteeyo oo u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalyahano la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Xarakadda Alshabaab ayaa waxay Waaberigii hore ee saakayto weerar qaraxyo ah la beegsadeen Bank iyo 2 Hotel oo ku yaalla Degmadda Mandera ee W/bari ee dalkaasi.

Guddoomiyaha Gobalka Mandera, Frederick Shisia ayaa sheegay in Askariga Kaydka lagu dilay weerarka, isagoo ku sugan goob laga cunteeyo oo u dhow Guriga G/Xigeenka Mandera.

- Advertisement -

Boliska iyo Milliteriga Kenya ayaa waxay saakayto gaareen Bangiga Equity Bank ee la qarxiyey, waxaana burburay qeyb ka mid ah Derbiyadiisa iyo Muraayadaha Daaqadaha.

Ciiddanka Milliteriga Kenya waxay isku gedaameen goobihii uu qaraxu saameeyey oo kala ahaa Bangiga Equity, Hoteelka Jabane iyo Dukaan lagu iibiyo Cuntada, kuwaasi oo ka soo horjeeda guriga uu deggan yahay Guddoomiye-xigeenka Mandera.

- Advertisement -

Ciiddanku waxay baareen haddii ay qaraxyo kale weli yaallaan Dhismayaasha ay Alshabaab weerareen.

Magaalladda Mandera waxaa weli saaran Bandow laga soo bilaabo 06:00 maqribnimo ilaa 6:00 Aroornimo.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts