HomeWararRa'isul-wasaaraha oo ka tacsiyeeyey geeridii Ku-xigeenkii Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska.

Ra’isul-wasaaraha oo ka tacsiyeeyey geeridii Ku-xigeenkii Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Muqdisho, July 27, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha X. F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Yuusuf Aadem ku-xigeenkii Xog-hayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ku geeriyooday Magaalada Nairobi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray isagoo ku hadlaya magaciisa iyo kan Xukuumadda, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho, July 27, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha X. F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Yuusuf Aadem ku-xigeenkii Xog-hayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ku geeriyooday Magaalada Nairobi.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray isagoo ku hadlaya magaciisa iyo kan Xukuumadda, dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee marxuum Maxamed Yuusuf.

- Advertisement -

“Innaa Lillahi wa inaa Ileyhi raajicuun. Anigoo ku hadlaya magaca Xukuumadda iyo kaygaba waxaan murugada iyo tiiraanyada geerida marxuum Maxamed Yuusuf Aadam la wadaagaya qoyskiisa, eheladiisa iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Ilaahayna ha ka abaal mariyo wanaaggii iyo shaqadii uu qaranka u soo qabtey’’, ayuu yiri R/Wasaare Cumar.

Sidoo kale, waxaan Tacsi u direy Ehellada Marxuum Maxamed Yuusuf Adam (M Khayr), Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ku xigeenada Xog-hayaha, Agaasimayaasha Waaxaha iyo dhammaan shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Innaa lillaahi wa innaa Ilaahi raajicuun

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts