HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madax ka tirsan Dowladaha Afrilkaanka ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madax ka tirsan Dowladaha Afrilkaanka ee ka qeyb galayo Shir-madaxeedka AU-da.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowladda Federalka iyo Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika ayaa waxay ka qeyb galayaan Shirweynihii 27-aad, kaasi oo ka socda caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali. Madaxweynuhu waxaa uu kulamo gaar gaar ah la yeeshay Madaxweyneyaasha dalalka Jamhuuriyadda Suudaan, Cumar al Bashiir, Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, General Cabdulcasiis Al Sisi, Jamhuuriyadda Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle iyo Jamhuuriyadda Kenya, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Federalka iyo Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika ayaa waxay ka qeyb galayaan Shirweynihii 27-aad, kaasi oo ka socda caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali.

Madaxweynuhu waxaa uu kulamo gaar gaar ah la yeeshay Madaxweyneyaasha dalalka Jamhuuriyadda Suudaan, Cumar al Bashiir, Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, General Cabdulcasiis Al Sisi, Jamhuuriyadda Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle iyo Jamhuuriyadda Kenya, Uhuru M. Kenyatta.

- Advertisement -

Kulamadaasi ayaa waxaa looga hadley xiriirka Soomaaliya kala dhexeeya dalalkaasi.

Dhinaca kale, Shir Madaxeedka Midowga Afrika ee sannadkan waxaa barbar socday shir ay isugu yimaadeen madaxda Urur Goboleedka IGAD, oo ka dooday colaadda Jamhuuriyadda Koonfuurta Suudaan,.

Kulankaasi waxaa laga soo saaray baaq lagu dalbanayo xabbad joojin waarta, in Qaramada Midoobay ay kordhiso, isla markaana ay xoojiso awoodda ciidanka nabad ilaalinta ee dalkaasi jooga iyo in hannaanka siyaasadda uu noqdo kan lagu xallinayo mashaakilaadka dalkaasi ka taagan.

- Advertisement -

KIGALI AU KIGALI 6 KIGALI 2

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts