HomeWararMadaxweynayaasha Turkiga iyo Raashiya oo bisha soo socota ku kulmayo Raashiya.

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Raashiya oo bisha soo socota ku kulmayo Raashiya.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin waxa uu maanta Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkigam Rajab Dayib Erdogan, isagoo cambaareeyey Isku-daygii Afgembigii fashilmay. Putin waxa uu rajo ka muujiyey inay degdeg u soo laaban doonto Nabadda Turkiga, wuxuuna wax aan la aqbali Karin ku tilmaamay Falalka iyo Colaadaha ka dhanka Dastuurka Turkiga. Hadal ka soo baxay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin waxa uu maanta Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkigam Rajab Dayib Erdogan, isagoo cambaareeyey Isku-daygii Afgembigii fashilmay.

Putin waxa uu rajo ka muujiyey inay degdeg u soo laaban doonto Nabadda Turkiga, wuxuuna wax aan la aqbali Karin ku tilmaamay Falalka iyo Colaadaha ka dhanka Dastuurka Turkiga.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Aqalka Keremilinka ee looga taliyo Turkiga waxaa lagu xusay inay Labada Hoggaamiye ku ballameen inay Kulan Khaas ah yeeshaan waqtiga ugu dhow ee ay isku arki doonaan.

Sarakiisha Turkiga waxay bilowgii bishan sheegeen inuu Madaxweyne Erdogan bilowga bisha soo socota u duuli doono magaalladda loo dalxiis tago ee  Suchi ee dalka Raashiya, si uu ula kulmo Madaxweyne Valadamir Putin.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts