HomeWararDowladda India oo Kenya ka taageerayso La-dagaalanka Alshabaab.

Dowladda India oo Kenya ka taageerayso La-dagaalanka Alshabaab.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’isul-wasaaraha Hindiya, Narendra Modi oo dhamaystay booqasho uu ku joogay dalka Kenya ayaa sheegay inay Dowladda Kenya ka taageeri doonaan Hawlgalladda ka dhanka ah Xarakadda Alshabaab. Narendra Modi waxa uu Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ku wareejiyey 30 gaadiidka Ambalaaska oo ay Ciiddanka Kenya u isticmaali doonaan Hawlgaladooda. Dhinaca kale, Labada Hoggaamiye waxay wada saxiixdeen Heshiis […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha Hindiya, Narendra Modi oo dhamaystay booqasho uu ku joogay dalka Kenya ayaa sheegay inay Dowladda Kenya ka taageeri doonaan Hawlgalladda ka dhanka ah Xarakadda Alshabaab.

Narendra Modi waxa uu Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ku wareejiyey 30 gaadiidka Ambalaaska oo ay Ciiddanka Kenya u isticmaali doonaan Hawlgaladooda.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Labada Hoggaamiye waxay wada saxiixdeen Heshiis ay isaga kaashanayaan dhinacyadda Difaaca, Ammaanka iyo Ganacsiga iyo inay dhaafadaan Macluumaadka iyo Khibradaha lagula dagaalamayo Kooxaha loogu yeero Argagixisadda.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts