HomeWararBoqolaal Tahriibayaal oo maanta laga badbaadiyey xeebaha Libya

Boqolaal Tahriibayaal oo maanta laga badbaadiyey xeebaha Libya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kooxaha Gurmadka ayaa la sheegay inay maanta soo badbaadiyeen ku-dhawaad 400 oo Tahriibayaal ah oo ay la qalibantay dooni maarayey Badweynta Mediterreanka oo u dhexeysa Libya iyo Talyaaniga. Kooxaha Gurmadka waxay kaloo sheegeen inay qeybta hoose ee doonidaasi ka heleen maydadka 4 qof oo la sheegay inay caburmeen. Mid ka mid ah Tahriibayaasha ayaa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxaha Gurmadka ayaa la sheegay inay maanta soo badbaadiyeen ku-dhawaad 400 oo Tahriibayaal ah oo ay la qalibantay dooni maarayey Badweynta Mediterreanka oo u dhexeysa Libya iyo Talyaaniga.

Kooxaha Gurmadka waxay kaloo sheegeen inay qeybta hoose ee doonidaasi ka heleen maydadka 4 qof oo la sheegay inay caburmeen.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Tahriibayaasha ayaa la sheegay in la daaweynayo, kadib, markii la helay isagoo ay xaalladiisa aad u liidato

Dhinaca kale, Afhayeenka Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay inay maanta soo badbaadiyeen  ku-dhawaad  500 oo Tahriibayaal ah, kuwaasi oo la socday  3 doon oo dul sabaynayey meel 32 KM ka baxsan Xeebaha Libya.

 

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts