HomeWararMaxay ka wada hadleen Mahdi Guuleed iyo Axmed madoobe?

Maxay ka wada hadleen Mahdi Guuleed iyo Axmed madoobe?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa yeeshay Kulan gaar ah oo ay kaga wada hadleen arrimo dhowr ah. Kulankaayaa ka dhacay hoyga uu Garoowe ka daggan yahay Mahdi Guuleed, waxaana kusoo booqday Axmed Madoobe. “Waxaa caawa hoyga aan ka daganahay caasimadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa yeeshay Kulan gaar ah oo ay kaga wada hadleen arrimo dhowr ah.

Kulankaayaa ka dhacay hoyga uu Garoowe ka daggan yahay Mahdi Guuleed, waxaana kusoo booqday Axmed Madoobe.

- Advertisement -

“Waxaa caawa hoyga aan ka daganahay caasimadda Puntland ee Garoowe igu soo booqday M/weyne Axmed Maxamed Islaan (Axmed-madoobe)” ayuu yiri Mahdi Maxamed Guuleed Khadar kadib war uu kasoo saaray kulanka dhex-maray isaga  iyo Axmed Madoobe.

Mahdi Guuleed iyo Axmed madoobe ayaa ka qayb galaya Shirka ka socda magaalada Garoowe ee Xarunta  maamulka Puntland, waxaana shirkaasi ka qayb galaya Mas’uuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Musharixiinta Mucaaradka ah iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda federaalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts