HomeWararAl-Shabaab oo Weerar ka fuliyay  Waqooyi Bari  Kenya

Al-Shabaab oo Weerar ka fuliyay  Waqooyi Bari  Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa wareer ku qaaday Gudaha dalka Kenya, waxaana lasoo sheegayaa in ay la wareegeen deegaan hoostaga degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Al-shabaab ayaa muddo saacado ah haystay degaanka, waxaana ay goob fagaare ah kula hadleen dadka degaanka, iyagoo khudbad u jeediyay sida ay soo sheegayaan Goobjoogayaal ku sugan Degaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa wareer ku qaaday Gudaha dalka Kenya, waxaana lasoo sheegayaa in ay la wareegeen deegaan hoostaga degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

Al-shabaab ayaa muddo saacado ah haystay degaanka, waxaana ay goob fagaare ah kula hadleen dadka degaanka, iyagoo khudbad u jeediyay sida ay soo sheegayaan Goobjoogayaal ku sugan Degaan Shiir oo Al-shabaab muddo saacado ah ay gacanta ku ahyeen, inkastoo markii dambe ay isaga bexeen sida aan xog ku helnay.

- Advertisement -

Al-shabaab oo war kasoo saaray weerarkaasi ayaa sheegay in ay gubeen xaruntii shirkadda Isgaarsiinta Safaricom ee deegaanka Shiir, waxaana Warbahinta ku hadasha Afka Al-shabaab lagu daabacay in Weerar kaasi ay ka dambeeyeen Al-shabaab, ayna dadka degaanka kula hadleen Goob fagaare ah.

Wali laamaha amniga Kenya kama hadlin weerarkaasi Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaan hoostaga degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts