HomeWararMuwaadiniin Soomaaliyeed oo xalay dhaawac iyo dhac loo geystay

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo xalay dhaawac iyo dhac loo geystay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Rag hubeysan oo burcad koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe ee xalay fal isugu jiray dhaawac iyo dhac dalka Koonfur Afrika ugu geystay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka halkaas ku leh goobo Ganacsi. Weerar loo adeegsaday Tooreyo ama Middi ayaa lagu qaaday saddex ruux oo Muwaadiniin Soomaali ah, xili ay ku sugnaayeen goobo Ganacsi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag hubeysan oo burcad koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe ee xalay fal isugu jiray dhaawac iyo dhac dalka Koonfur Afrika ugu geystay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka halkaas ku leh goobo Ganacsi.

Weerar loo adeegsaday Tooreyo ama Middi ayaa lagu qaaday saddex ruux oo Muwaadiniin Soomaali ah, xili ay ku sugnaayeen goobo Ganacsi oo ay ku leeyihiin Deeganka Ntuzuma D-Lindelani oo 27-KM dhinac Waqooyi ka xira Magaalada Durban.

- Advertisement -

Dhaawacyo Culus ayaa la sheegay inuu weerarkaas kasoo gaaray Muwaadiniinta, isal markaana waxaa loola cararay Xarumo Caafimaad, si xaaladooda Caafimaad loogu dabiibo, sida uu sheegay Muwaadin kamid ahaa dadkii u gurmaday raggaas.

Sidoo kale ragii hubeysnaa ayaa dhac baahsan u geystay goobo Ganacsi oo ay leeyihiin Muwaadiniinta dhaawaca ay u geysteen, iyagoona halkaas ka qaatay lacag badan iyo agabyo muhiim ah oo yaallay Xarumaha ganacsiga ah.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa daqiiqado kadib tegay halka uu weerar ka dhacay, isla markaana sameeyay baaritaano aan wax natiijo kasoo baxay, iyagoona markii dambe goobta isaga tegay.

- Advertisement -

Habeeno kahor ayey aheyd markii Muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay xaafad ka tirsan Magalada Durban ee Gobolka Kwazulu Natal ee dalka Koonfur Afrika, waxaana dalkaas uu yahay mid inta badan lagu dhibaateeyo dadka Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts