HomeWararCiidamo hubeysan oo lagu soo daadiyay Waddooyinka Gaalkacyo

Ciidamo hubeysan oo lagu soo daadiyay Waddooyinka Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca xiga Puntland ayaa waxaa saakay ka socda howlgal ballaaran oo ay wadaan Ciidanka Puntland qeybahooda kala duwan, waxaana kasoo baxaya faah-faahino. Ciidamo isugu jira Milateri, Boolis iyo kuwa gaarka ah ee PSF ayaa howlgalka ka wada dhammaan xaafadaha Gaalkacyo, iyagoona baaritaano kala duwan ku saameynaya gaadiidka noocyadiisa kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca xiga Puntland ayaa waxaa saakay ka socda howlgal ballaaran oo ay wadaan Ciidanka Puntland qeybahooda kala duwan, waxaana kasoo baxaya faah-faahino.

Ciidamo isugu jira Milateri, Boolis iyo kuwa gaarka ah ee PSF ayaa howlgalka ka wada dhammaan xaafadaha Gaalkacyo, iyagoona baaritaano kala duwan ku saameynaya gaadiidka noocyadiisa kala duwan iyo Guryo bartilmaameed u ah Ciidamada.

- Advertisement -

Wariyeyaal ku sugan Gaalkacyo ayaa soo weriyay in gebi ahaan ay xiran yihiin goobaha Ganacsiga Magaalada, isla markaana waddooyinka waaweyn lagu soo daadiyay ciidamo hubeysan oo wata gaadiidka nooca dagaalka.

Sidoo kale Ciidamada ayaa yareeyay dhaq-dhaqaaqii dadka ee xaafadaha qaarkood, waxaana mararka qaar la arkayaa Ciidamo su’aalo weydiinaya dhalinyrada, iyagoona qaar kamid ah qabtay, kuwaasi oo laga shakiyay.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga Puntland ee ku aadan howlgalka ballaaran ee saaka ka socda waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, iyagoona la filayo inay faah faahin ka bixiyaa howlgalka socda.

- Advertisement -

Si kastaba Jimcihii lasoo dhaafay ayey aheyd markii Magaalada Gaalkacyo dhinaca Galmudug uu ka dhacay qarax Is-miidaamin ah oo lagu laayay Saraakiil Ciidan iyo dadweyne shacab ah oo soo dhaweynayay RW Rooble iyo Qoorqoor oo halkaas tegay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts