HomeWararKumaandooska Soomaaliya oo Sheegay in ay duqeyn ku dilen Xubno  ka tirsan...

Kumaandooska Soomaaliya oo Sheegay in ay duqeyn ku dilen Xubno  ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska Ciidanka ARICOM ayaa sheegtay duqeyn cirka ah u gaystay warshad Alshabaab leedahay oo qaraxyada lagu farsameeyo islamrkaana lagu kaydiyo oo ku taalay nawaaxiga Jilib Qiimayn hordhac ah ee la sameeyey ayaa tibaaxaysa in duqeynta lagu dilay 10 xubnood oo ka tirsan  Alshabaab. Warshadan ayaa caan ku ahayd soosaairidda qaraxyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska Ciidanka ARICOM ayaa sheegtay duqeyn cirka ah u gaystay warshad Alshabaab leedahay oo qaraxyada lagu farsameeyo islamrkaana lagu kaydiyo oo ku taalay nawaaxiga Jilib

Qiimayn hordhac ah ee la sameeyey ayaa tibaaxaysa in duqeynta lagu dilay 10 xubnood oo ka tirsan  Alshabaab.

- Advertisement -

Warshadan ayaa caan ku ahayd soosaairidda qaraxyada ismiidaaminta ee ay Alshabaab qaraxyada ku gaystaan, sida ay sheegeen Saraakiisha howlgalka hor kacayay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRIKOM ayaa had iyo jeer qaada tallaabooyin inta lagu gudajiro la dagaalanka Alshabaab, taasoo aad uga duwan falalka Alshabaab.

Hogaanka Alshabaab ayaa si cad u sheegay in ay ka go’antahay duulamadooda aan ku ekeyn Bariga Afrika ee ay waliba beegsanayaan Caalamka oo dhan, siiba Meelaha uu Mareykanka kaga suganyahay dunida.

- Advertisement -

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in  ka go’antahay la dagaalanka Alshabaab iyo ururada xagjiriinta ee kale si loo badbaadiyo shacabka aan

Duqeyntan ayaa waxay Dowladda Soomaaliyeed ka taageereysaa ka takhalusidda gaboodfalka Alshabaab iyo in mustaqbal ifaya loo helo dadka Soomaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts