HomeWararShirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay  Sarakiishii lagu laayay Galgaduud iyo Arrimo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay  Sarakiishii lagu laayay Galgaduud iyo Arrimo kale

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey guddiga maamulka hay’adaha Saadaasha Hawada Soomaaliya, Hindise Sharciyeedka Nidaam Maaliyeedka Kheyraadka dhulka hoostiisa, Hindise Sharciyeedka xayiraadda iyo danbiyada dhaqaalaha, Habraaca Siyaasadda diyaarinta hindise sharciyeedyada iyo Hindise sharciyeedka Ruqsadaha ganacsiga. Hindise Sharciyeedyada iyo Siyaasadaha la ansixiyay ayaa muhiim u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey guddiga maamulka hay’adaha Saadaasha Hawada Soomaaliya, Hindise Sharciyeedka Nidaam Maaliyeedka Kheyraadka dhulka hoostiisa, Hindise Sharciyeedka xayiraadda iyo danbiyada dhaqaalaha, Habraaca Siyaasadda diyaarinta hindise sharciyeedyada iyo Hindise sharciyeedka Ruqsadaha ganacsiga.

Hindise Sharciyeedyada iyo Siyaasadaha la ansixiyay ayaa muhiim u ah hay’adaha dowladda, waxayna hagayaan habraacyada maareynta sharciyada iyo shaqooyinka, waxayna Goluhu ku ansixiyeen wadar ogol, kuwaa oo ay soo gudbiyeen soonna diyaariyeen Wasaradaha Maaliyadda, Ganacsiga , Caddaaladda iyo Gaadiidka .

- Advertisement -

Guddiga Maamulka Hay’adaha Sadaasha Hawada Soomaaliya ayaa ka kooban 11 xubnood oo ah khubaro iyo aqoon yahanno Soomaaliyeed, waxayna qeyb ka yihiin qorshaha Dowladdu ay ku xoojinayso dhismaha hay’adaha duulista.

Golaha Wasiirrada ayaa si wadajir ah tacsi ugu diray ehellada lixdii sarkaal ee lagu dilay duleedka Balanbale, waxayna falkaasi ku tilmaameen mid laga xumaado, iyadoo uu socdo baaritaanno xoog leh oo lagu soo qabanayo kooxihii falkaas geystay, si caddaaladda loo horkeeno.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts