HomeWararGalmudug oo Guddi u saartay dhacdadii shalay lagu laayay Saraakiisha

Galmudug oo Guddi u saartay dhacdadii shalay lagu laayay Saraakiisha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Qaranka iyo kuwa Galmudug oo wada hawlgal lagu baadi-goobayo kooxihii dil wadareedka u geystay saraakiil ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka tirsan ayaa ku guulaystay In ay gacanta ku soo  dhigaan mid ka mid maleeshiyaadkii falka dilka geystay oo hubaysan. Maamulka degmada Guriceel iyo ciidamada amniga ayaa sidoo kale ku guulaystay In ay helaan mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Qaranka iyo kuwa Galmudug oo wada hawlgal lagu baadi-goobayo kooxihii dil wadareedka u geystay saraakiil ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka tirsan ayaa ku guulaystay In ay gacanta ku soo  dhigaan mid ka mid maleeshiyaadkii falka dilka geystay oo hubaysan.

Maamulka degmada Guriceel iyo ciidamada amniga ayaa sidoo kale ku guulaystay In ay helaan mid ka mid ah saaraakiishii la weeraray oo la waysanaa oo badqaba, ayadoo sidaas ay ku noqonayaan saraakiisha weerarkaas ka badbaaday 3 sarkaal.

- Advertisement -

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa guddi baaritaan u saartay dhacdadii shalay galab ka dhacday meel u dhexeysa Guriceel iyo Balanballe kuwaasoo  baaritaan qotodheer ku samaynaya falkii weerarka saraakiisha.

Ciidamada amniga ayaa tan iyo shalay marka ay dhacdadii foosha xumeyd ay dhacday  weli ku raadjooga kooxihii weerarkii shalay ka danbeeyey, si loo horkeeno cadaaladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts