HomeWararRa’iisul Wasaare Abiy oo Booqasho rasmi ah ku tegay dalka Kenya

Ra’iisul Wasaare Abiy oo Booqasho rasmi ah ku tegay dalka Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Moyale ee ku taalla xuduudka u dhexeeya labada Dal, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo xubno la socday kusoo dhaweeyay Magaalada Moyale, iyagoona kulan gaar ah ku qaatay Hotel ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Moyale ee ku taalla xuduudka u dhexeeya labada Dal, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo xubno la socday kusoo dhaweeyay Magaalada Moyale, iyagoona kulan gaar ah ku qaatay Hotel ku yaalla Magaaladaas.

- Advertisement -

Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay arrimo kala duwan oo ku aadan xaaladda Gobolka iyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada Dal, waxaana weli socda kulanka labada hoggaamiye, iyagoona Maanta tegaya Gobolka xeebta ee Lamu.

Ra’iisul Wasaare Abiy iyo Madaxweyne Kenyatta ayaa kormeer ku tegaya dhismaha dekedda Cusub ee Gobolka Lamu,  sida uu qorshahu yahay Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa qaadan doonta laba maalmood.

Booqashada Abiy ee dalka Kenya ayaa ku soo aaday, iyadoo mar kale uu xumaaday xiriirka Soomaaliya iyo Kenya, isla markaana dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka qaaday tallaabo la mid ah tii ay qaaday Kenya sanadkii hore ee 2019.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts