HomeWararGaroonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne oo xirmay iyo sababta keentay

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne oo xirmay iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada Magaalada. Roobabkii ka da’ay Magaalada Baladweyne ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu saameyn ku yeeshay duulimaadyadii Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif Airport, isla markaana uu xirmay. Wariyeyaal ku sugan Baladweyne ayaa waxaa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada Magaalada.

Roobabkii ka da’ay Magaalada Baladweyne ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu saameyn ku yeeshay duulimaadyadii Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif Airport, isla markaana uu xirmay.

- Advertisement -

Wariyeyaal ku sugan Baladweyne ayaa waxaa ay sheegeen in Garoonka diyaaradaha ku rogmadeen daadad biyo badan watay, kuwaasi oo ka hooray ah roobabkii saacadihii lasoo dhaafay ka da’day halkaas.

Madaxa Garoonka Ugaas Khaliif oo warbaahinta la hadlay ayaa Carabka ku dhuftay inay rajeynayaan in 48-saac gudahood uu ku furmo Garoonka, ayna dib u bilowdaan duulimaadyadii  Garoonka oo hakad ku jira.

Inta badan xiliyada ay roobabka ka da’aan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saameyn ku yeesha isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee isaga kala goosha deegaano ka tirsan Gobolkaas, isla markaana waxaa xirma Garoonka diyaaradaha Magalada Baladweyne.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts