HomeWararMaxkamad dembi ku heshay labo eedeysane oo lo haysto weerarkii Westgate

Maxkamad dembi ku heshay labo eedeysane oo lo haysto weerarkii Westgate

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maxkamad ku taala Kenya ayaa maanta la soo taagay saddex eedeysane oo lala xiriirinayo weerarkii xarunta Westgate. Garsooraha Maxkamadda Nairobi Francis Andayi ayaa tilmaamay in danbi lagu helay labo eedeysane oo lagu kala magacaabo Maxamed Axmed iyo Xuseen Xasan Mustaf oo qeyb ka ahaa abaabulka weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ku qaaday xarunta Westgate magaalada Nairobi ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamad ku taala Kenya ayaa maanta la soo taagay saddex eedeysane oo lala xiriirinayo weerarkii xarunta Westgate.

Garsooraha Maxkamadda Nairobi Francis Andayi ayaa tilmaamay in danbi lagu helay labo eedeysane oo lagu kala magacaabo Maxamed Axmed iyo Xuseen Xasan Mustaf oo qeyb ka ahaa abaabulka weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ku qaaday xarunta Westgate magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana eedeysanaha saddexaad oo lagu magacaabo Liibaan Cumar lagu waayay kiiska la xiriiray weerarka xarunta Westgate.

- Advertisement -

Weerarka xarunta Westgate oo dhacay sanadki 2013 ayaa waxaa ku dhintay inta la ogyahay 67 qof.

Labada eedeysane ayaa xukunkooda Maxkamadda waxaa lagu dhawaaqi doonaa 22-ka bishan October.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts