HomeWararDFS oo War kasoo saartay Dhaqaatiir La Sheegay in Al-shabaab ay siidaayeen

DFS oo War kasoo saartay Dhaqaatiir La Sheegay in Al-shabaab ay siidaayeen

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay warar maanta soo baxay oo sheegayay in Al-shabaab ay siidaayeen Dhakhaatiir u dhashay Dalka Cuba, kuwaaas oo Al-shabaab ay in muddo ah u haysteen Afduub ahaan, iyadoo warbaahinta Caalamka ay qoreen in dowladda Soomaaliya ay gacan ka gaysatay sii daynta Muwaadiniintaas u dhashay Dalka Cuba. Wasiirka Wasaaradda Ariamaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay warar maanta soo baxay oo sheegayay in Al-shabaab ay siidaayeen Dhakhaatiir u dhashay Dalka Cuba, kuwaaas oo Al-shabaab ay in muddo ah u haysteen Afduub ahaan, iyadoo warbaahinta Caalamka ay qoreen in dowladda Soomaaliya ay gacan ka gaysatay sii daynta Muwaadiniintaas u dhashay Dalka Cuba.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Ariamaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in aysan jirin dhakhaatiir  Cuba u dhashay oo lasii daayay, waxaana uu Sheegay Wasiir Cawad in aysan gaacn ka gaysan Siidayntooda, ayna arrintaasi tahay mid been abuur ah oo aan sal iyo raad toona lahayn.

Waxaa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan lug ku laahyn arrintaas, balse ay Macquul tahay in Al-shabaab wax ka og yihiin, amaba ay siidayeen Daqaatiirta ay Afduubteen.

Landy Rodriguez iyo Herera Correa ayaa afduub loo heystay muddo sanad iyo bar ah, waxaana ay gacanta ugu jiraan Al-shabaab sida wararku sheegayaan, inkastoo Warbaahinta Caalamiga ah ay qoreen in Al-shabaab ay siidaayan.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts