HomeWararWasaaaradda Ganacsiga Xukuumadda oo shir ka furtay Muqdisho

Wasaaaradda Ganacsiga Xukuumadda oo shir ka furtay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sii-hayaha Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Injineer Cabdullaahi Cali Xasan ayaa maanta magaalada Muqdisho oo shir looga hadlayo arrimaha Ganacsiga dalka. Shirkaan ayaa waxaa sigaar ah uga hadlayaa dhaqan gelinta xeer nidaamiyaha sharciga Ganacsiga shirkadaha dalka oo la ansaxiyay sannadkii 2019, waxaana shir guddoominaya Wasiir Cabdullaahi Cali. Sidoo kale Shirka ayaa waxaa goobjoog […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sii-hayaha Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Injineer Cabdullaahi Cali Xasan ayaa maanta magaalada Muqdisho oo shir looga hadlayo arrimaha Ganacsiga dalka.

Shirkaan ayaa waxaa sigaar ah uga hadlayaa dhaqan gelinta xeer nidaamiyaha sharciga Ganacsiga shirkadaha dalka oo la ansaxiyay sannadkii 2019, waxaana shir guddoominaya Wasiir Cabdullaahi Cali.

- Advertisement -

Sidoo kale Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ah maamul goboleedyada,  qeybaha ganacsatada iyo sharci yaqaano, waxaana lagu falanqeyn doonaa qaabkii loo dhaqan geli lahaa sharcigaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts