HomeWararSaraakiisha DF oo sheegay inay gubeen Gaari xamuul ah oo laga soo...

Saraakiisha DF oo sheegay inay gubeen Gaari xamuul ah oo laga soo buuxiyay Qaraxyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan oo lagu gubay gaadiid ka fuliyay deegaano hoostega degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliska Ciidanka Xoogga ayaa sheegay inay fashiliyeen gaari nooca Soomaalida u taqaano dhayno oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, isla markaana la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed. “Gaari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan oo lagu gubay gaadiid ka fuliyay deegaano hoostega degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Taliska Ciidanka Xoogga ayaa sheegay inay fashiliyeen gaari nooca Soomaalida u taqaano dhayno oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, isla markaana la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

“Gaari weyn oo Al-shabaab kusoo rartay waxyaabaha qarax ayay ciidanka ku gubeen degaanka walamooy iyo daniga beeraha meel u dhexeeysa wabigana ujirta 3-km ” ayaa lagu yiri Qoraal lagu daabacay Idaacadda Codka Ciidamada qalabka Sida.

Sidoo kale Saraakiisha Ciidanka Kumaandooska ayaa sheegay inay dileen Sarkaalkii Al-shabaab u qaabilsanaa degaanka basro ee duleedka Balcad, kaasi oo ay magacaabiisa ku sheegeen Ismaaciil Siidoow iyo 3 dagaalame oo la socday.

Maalin kahor ayey aheyd markii Ciidanka Xoogga dalka ay weerar xoogan ku qaadeen deegaanada Basro iyo Daniga oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab, waxaana halkaas ka dhashay dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts