HomeWararGobolka Tigray ee Itoobiya oo soo saaray Go’aan ka dhan ah Dowladda...

Gobolka Tigray ee Itoobiya oo soo saaray Go’aan ka dhan ah Dowladda RW Abiy

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowlad-deegaanka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa ku hanjabtay in aysan qaadan doonin amarka kasoo baxa dowladda Federaalka Itoobiya, iyagoona ka hadlay sababta ay arrintaas u sameeynayan. Dowlad-deegaanka Tigray ayaa sheegtay in laga bilaabo 5-tii bishaan Octoober uu ku ekaa xilliga Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, balse waqti loogu daray sababo la xiriira dib u dhac […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad-deegaanka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa ku hanjabtay in aysan qaadan doonin amarka kasoo baxa dowladda Federaalka Itoobiya, iyagoona ka hadlay sababta ay arrintaas u sameeynayan.

Dowlad-deegaanka Tigray ayaa sheegtay in laga bilaabo 5-tii bishaan Octoober uu ku ekaa xilliga Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, balse waqti loogu daray sababo la xiriira dib u dhac ku yimid doorashada.

- Advertisement -

Hanjabaaddaas ayaa xiisad siyaasadeed ka abuurtay gudaha dalkaas.

Guddoomiyaha Aqalka Baarlamaanka Itoobiya Adem Farah ayaa Jimcihii sheegay in dowladdu ay u bannaan tahay qaabab kala duwan oo ay ula macaamili karto xiisadda gobolka Tigray, kuwaas oo ay ka mid yihiin inay xilka ka qaaddo xubnaha sare ee gobolka sidoo kalena ay ciidamo u dirto.

Dhanka kale, ismaamulka Tigray ayaa warqad u qoray beesha caalamka taas oo uu kaga dalbanayo inay dowladda federaalka cadaadis ku saaraan oggolaanshaha baaqa nabadda ee ka soo yeeray Isbahaysiga Xoogagga Fedaraaliga ah ee Itoobiya, isla markaana ay dalka ka hor istaagaan inuu burburo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts