HomeWararAl-shabaab oo weeraray Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Dowladda

Al-shabaab oo weeraray Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Dowladda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacday Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasi oo ka dambeeyay, kadib markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen halkaas. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in inta uu socday dagaalka ay maqlayeen dhawaqa rasaas ay isdhaafsanayeen Ciidanka dowladda iyo Al-shabaab oo weerar ku qaaday Saldhiga Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacday Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasi oo ka dambeeyay, kadib markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen halkaas.

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in inta uu socday dagaalka ay maqlayeen dhawaqa rasaas ay isdhaafsanayeen Ciidanka dowladda iyo Al-shabaab oo weerar ku qaaday Saldhiga Ciidanka ay ku leeyihiin Baardheere.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay inay iska difaaceen weerarkii kaga yimid dhanka Shabaab, isla markaana uu dhacay dagaal muddo kooban socday.

Lama oga Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana Ciidamada ay sameeyeen howlgalo kala duwan oo lagu xaqiijinayo amniga Magaaladaas.

Al-shabaab ayaa dhowr jeer weeraro kala duwan ku qaaday Saldhigyo Ciidanka dowladda Federaalka ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobolada dalka, waxaana weerarad qaarkood ka dhashay Khasaaro kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts