HomeWararRoobab  Xooggan oo ka da’ay degaanno ka tirsan Maamulka Puntland

Roobab  Xooggan oo ka da’ay degaanno ka tirsan Maamulka Puntland

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Roobab xooggan ayaa xalay ka da’ay qaybo ka mid ah maamul Goboleedka Puntland, waxaana lasoo sheegayaa in ay jiraan dad ay saameyn ku yeesheen Roobabkaasi. Magaalooyinka waa weyn iyo degaanno ayay Roobab Lixaad leh ka da’een Xalay,waxaana  Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool iyo degaanno hoos yimaado laga soo sheegayaan in ay xalay ka da’ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Roobab xooggan ayaa xalay ka da’ay qaybo ka mid ah maamul Goboleedka Puntland, waxaana lasoo sheegayaa in ay jiraan dad ay saameyn ku yeesheen Roobabkaasi.

Magaalooyinka waa weyn iyo degaanno ayay Roobab Lixaad leh ka da’een Xalay,waxaana  Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool iyo degaanno hoos yimaado laga soo sheegayaan in ay xalay ka da’ay roob xooggan, iyadoo  Magaalooyin ka tirsan Gobolka Sanaag ay roobsadeen.

- Advertisement -

Degaanada sidoo kale ay roobabku ka da’een waxaa ka mid ah: Widhwidh, Dhumay, Saaxdheer, Balihadhac, Kalabaydh, Dharkayn-geenyo iyo dhulka miyiga ah ee ku teedsan.

Maamulka Puntland ayaa waxaa horay uga da’ay Roobab Khasaare dhaliyay, iyadoo Gobolka Bari ay dhawaan uu ka da’ay Roob Biriq iyo dabeylo watay ayna ku dhinteen dad shacab ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts