HomeCaalamkaWararkii ugu dambeyay dagaal maalintii 2-aad dhexmaraya Azerbajan iyo Armaniya

Wararkii ugu dambeyay dagaal maalintii 2-aad dhexmaraya Azerbajan iyo Armaniya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maalintii Labaad dagaal culus oo u dhexeeya dalalka Azerbaijani iyo Armenia ayaa ka socda gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh . Labada dhinac ayaa laga soo wariyay in ay soo kala gaareen dhimasho iyo dhaawacyo , iyadoo dagaaladaan cusub ay yihiin kuwii ugu xumaa rabshado dagaal oo vilowday sanadkii 2016. Bulshada caalamka,sida  Maraykanka, Ruushka, Iiraan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalintii Labaad dagaal culus oo u dhexeeya dalalka Azerbaijani iyo Armenia ayaa ka socda gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh .

Labada dhinac ayaa laga soo wariyay in ay soo kala gaareen dhimasho iyo dhaawacyo , iyadoo dagaaladaan cusub ay yihiin kuwii ugu xumaa rabshado dagaal oo vilowday sanadkii 2016.

- Advertisement -

Bulshada caalamka,sida  Maraykanka, Ruushka, Iiraan iyo dalaka reer Yurub ayaa ku baaqayay in la joojiyo colaadda oo la bilaabo wada hadal.

Labada dal ayaa ku muransan gobolka Nagorno-Karabakh islamarkana waxaa halkaas horey ugu dhaexmaray isku dhacyo kooban.

Nagorno-Karabakh ayaa caalamku wuxuu u aqoonsan yahay in uu ka tirsan tahay dalka Azerbaijan, balse waxaa gacanta ku haya dad asalkoodu yahay Armenia.

- Advertisement -

Armenia iyo Azerbaijan ayaa waxaa ay labaduba ka tirsanayeen dalkii burburay horay loo oran jiray midowgii Soofiyeeti.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts