HomeCaalamkaMidowga shaqaale Dal oo baajiyay shaqo joojintii ay ku dhawaaqeen

Midowga shaqaale Dal oo baajiyay shaqo joojintii ay ku dhawaaqeen

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Midowga ururrada shaqaalaha Nigeria ayaa baajiyay shaqo joojintii ay ku ballameen maanta, sida uu bartiisa Twitter-ka ku shaaciyay Wasiirka Shaqaalaha dalkaas Festus Keyamo.

Arrintan ayaa ka dambeysay wada hadallo ay xalay yeesheen dowladda iyo midowga shaqaalaha.

- Advertisement -

Shaqo joojintan ayaa looga soo horjeeday qiimaha korontada iyo shidaalka oo kor u kacay, iyo sicir bararka guud ahaan dalkaasi ka jira, sida uu ku warramayo weriyaha BBC-da Ishaq Khalid.

Dowladda ayaa sheegtay in loo baahan yahay in la qaado tallaabooyin lagu horumarinayo dhaqaalaha dalkaasi oo ay saameyn ku yeesheen qiimaha shidaalka ee dunida oo hoos u dhacay sababo la xiriira xanuunka coronavirus.

Wasiirka ayaa sheegay in wax laga qabanayo cabashada ururrada shaqaalaha, isla markaana loo saaray guddi xalliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories