HomeCaalamkaWararkii ugu dambeyay dagaal maalintii 2-aad dhexmaraya Azerbajan iyo Armaniya

Wararkii ugu dambeyay dagaal maalintii 2-aad dhexmaraya Azerbajan iyo Armaniya

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Maalintii Labaad dagaal culus oo u dhexeeya dalalka Azerbaijani iyo Armenia ayaa ka socda gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh .

Labada dhinac ayaa laga soo wariyay in ay soo kala gaareen dhimasho iyo dhaawacyo , iyadoo dagaaladaan cusub ay yihiin kuwii ugu xumaa rabshado dagaal oo vilowday sanadkii 2016.

- Advertisement -

Bulshada caalamka,sida  Maraykanka, Ruushka, Iiraan iyo dalaka reer Yurub ayaa ku baaqayay in la joojiyo colaadda oo la bilaabo wada hadal.

Labada dal ayaa ku muransan gobolka Nagorno-Karabakh islamarkana waxaa halkaas horey ugu dhaexmaray isku dhacyo kooban.

Nagorno-Karabakh ayaa caalamku wuxuu u aqoonsan yahay in uu ka tirsan tahay dalka Azerbaijan, balse waxaa gacanta ku haya dad asalkoodu yahay Armenia.

- Advertisement -

Armenia iyo Azerbaijan ayaa waxaa ay labaduba ka tirsanayeen dalkii burburay horay loo oran jiray midowgii Soofiyeeti.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories