HomeWararDagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab oo ka socda Galgaduud

Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab oo ka socda Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka helayno degaanka Bulacle  ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda uu halkaasi ka qaraxay, waxaana wararku ay sheegayaan in uu jiro khaasare ka dhashay dagaalkaas. Goob joogayaal ayaa sheegaya in dagaalku uu wali socdo, ayna maqlayaan Jugta hubka la isku adeegsanayo iyo Rasaas laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno degaanka Bulacle  ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda uu halkaasi ka qaraxay, waxaana wararku ay sheegayaan in uu jiro khaasare ka dhashay dagaalkaas.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in dagaalku uu wali socdo, ayna maqlayaan Jugta hubka la isku adeegsanayo iyo Rasaas laga maqlayo halka uu dagaalku ka socdo.

- Advertisement -

Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaas, balse warar aan helayno ayaa sheegaya in uu dagaalku uu yahay mid xooggan, waxaana la jira sida dadka degaanku ay sheegyaan khasaare ka dhashay dagaalka.

Saaka ayay ahayd markii Dagaal u dhexeeya Ciidanaka Xoogga Dalka iyo Al-shabaab ayaa Subaxnimadii hore saaka waxaa uu ka qarxay Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya, iyadoo Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo hoggaaminayay howlgalka ayaa sheegay in Al-Shabaab ay ka baxeen deegaanka, islamarkaana haatan ay iyagu gacanta ku hayaan ciidamada xoogga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts