HomeWararGuddiga joogtada  Baarlamanka Puntland oo u yeeray Wasiiro

Guddiga joogtada  Baarlamanka Puntland oo u yeeray Wasiiro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

shirka 3aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka  Puntland oo uu shir-Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada maamulka Puntland  Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan ku xigeenka 1aad   Abdiaziz Abdullahi Osman, ku xigeenka 2aad  Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa warbixino laga dhageystay Madax-guddiyeedyada guddiyada Golaha. Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Fadhigoodii maanta ayaa warbixinno […]

- Advertisement -
- Advertisement -

shirka 3aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka  Puntland oo uu shir-Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada maamulka Puntland  Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan ku xigeenka 1aad   Abdiaziz Abdullahi Osman, ku xigeenka 2aad  Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa warbixino laga dhageystay Madax-guddiyeedyada guddiyada Golaha.

Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Fadhigoodii maanta ayaa warbixinno ka dhageysteen Madax guddiyeedyada Guddiyada, kuwaas oo kormeero ku tegey, kulamo la qaatay Wasaaradaha iyo Hay’adaha kale ee Dawladda Puntland, ujeeddada kulamadaas oo ku aadanaa xog-isweydaarsi, waxqabadka, qorshayaasha iyo caqabadaha jira ee u baahan in guddiga joogtada ah  wax ka qabto.

- Advertisement -

Dhinaca kalena, Guddiga joogtada ah ayaa loo qeybiyey xeerarka Goluhu ku ansixiyey  kalfadhiga 46-aad kaas oo faafinta rasmiga ah lagu soo saaray, kuwaas oo kala ahaa;-

  1. Wax-ka-bedelka Xeerka Maamulka Gobollada, Degmooyinka iyo Dhismaha Golayaasha Deegaanka Dawladda Puntland.
  2. Xeerka Maareynta Dhulka Magaalooyinka Dawladda Puntland.

Ugu dambayn, dhageysiga warbixinnada ka dib guddiga joogtada ahi waxay go’aamiyeen in loo yeero;

  1. Wasiirka Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland
  2. Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah DPL

Wasiiradda ayaa wax laga weydiin doona cabashooyin ay ka soo gudbiyeen Madax-guddiyeedyada Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka  Puntland.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts