HomeWararCiidanka Danab oo sheegay in ay dileen Xubno sar-sare oo ka tirsan...

Ciidanka Danab oo sheegay in ay dileen Xubno sar-sare oo ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa xalay howlgal ay ka sameeyen duleedka deegaanka Tooratoorow ee gobalka shabeellada hoose ayaa waxaa  ay  sheegeen in ay ku dileen Xubno ka tirsan   Al-shabaab. Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidamadu sheegeen in ay ku dileen sideed ruux oo isgu jirta Saraakiil  iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa xalay howlgal ay ka sameeyen duleedka deegaanka Tooratoorow ee gobalka shabeellada hoose ayaa waxaa  ay  sheegeen in ay ku dileen Xubno ka tirsan   Al-shabaab.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayay ciidamadu sheegeen in ay ku dileen sideed ruux oo isgu jirta Saraakiil  iyo dagaalamayaal ka tirsan AL-shabaab kuwaasi oo sida ay sheegeen uu qorshaha howlgalku ahaa.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay in Saraakiisha la dilay ay ahaayeen kuwo dhibtaato badan ku hayay Ummadda Soomaaliyeed, waa sida hadal uu u dhigaye, islamarkaasna la soo afjaray howlgalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts