HomeWararMagacyada Guddiga loo magacaabay qaban-qaabada xil-wareejinta RW Cusub

Magacyada Guddiga loo magacaabay qaban-qaabada xil-wareejinta RW Cusub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Magacaabay Guddiga qaban-qaabada munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Mahdi Guuleed ayaa lagu Magacaabay Guddiga oo dhammaantood ah Wasiiro xilka siiyaha, iyagoona ka shaqeyn doona sidii ay u dhici laheyd munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha. Madaxweyne Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Magacaabay Guddiga qaban-qaabada munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Mahdi Guuleed ayaa lagu Magacaabay Guddiga oo dhammaantood ah Wasiiro xilka siiyaha, iyagoona ka shaqeyn doona sidii ay u dhici laheyd munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha.

- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dorraad xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka u magacaabay Maxamed Xuseen Rooble, isagoo bedelaya Ra’iisul Wasaarhihii hore ee Xasan Cali Kheyre oo codka kalsoonida lagala noqday.

Hoos ka Akhriso Magacyada Wasiirada la Magacaabay.

1-sii hayaha wasiirka cadaaladda Xassan Xuseen Xaaji

- Advertisement -

2-Sii hayaha wasiirka dastuurka dalka Salaax Axmed Jaamac

3-Sii hayaha wasiirka gashaandhigga Xassan Cali Maxamed (Amar-dambe)

4-Sii hayaha wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Qadiijo Maxamed Diiriye

5-Sii hayaha wasiirka Gadiidka iyo duulista hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar)

6-Sii hayaha wasiirka Qorsheynta qaranka Jamaal Maxamed Xasan

7-Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka Cabdirisaaq Xuseen Aadan iyo xubno kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts