HomeWararAl-shabaab oo sheegtay Qarax ka dhacay Magaalada kismaayo

Al-shabaab oo sheegtay Qarax ka dhacay Magaalada kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda qarax maanta ka dhacay Magalada Kismaayo ee Xarunta  KMG u ah Maamul Goboleedka jubbaland. Qaraxa oo ahaa mid khasaare badan dhaliyay ayaa waxaa ku dhintay dad shacab ah iyo Mas’uul ka tirsan Maamulka Jubbland, waxaana la sheegay inn uu jiro khasaare soo gaaray ciidanka Jubbaland gaar ahaan ilaalada Shaafi Raabi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda qarax maanta ka dhacay Magalada Kismaayo ee Xarunta  KMG u ah Maamul Goboleedka jubbaland.

Qaraxa oo ahaa mid khasaare badan dhaliyay ayaa waxaa ku dhintay dad shacab ah iyo Mas’uul ka tirsan Maamulka Jubbland, waxaana la sheegay inn uu jiro khasaare soo gaaray ciidanka Jubbaland gaar ahaan ilaalada Shaafi Raabi Kaahin oo ahaa guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland, kaasi oo ka mid ahaa dadka maanta ku dhintay qaraxa ka dhacay Kismaayo.

- Advertisement -

Warar lagu daabacay warbaahinta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in ay qaraxaas oo ismiidaamin ahaa ay ka dambeeyeen dagaalamayaasha Shabaab.

Waxaa ay sheegeen in ay bartilmaameed sadeen mas’uul ka tirsan maamulka jubbaland, balse khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa soo gaaray dadka shacabka ah.

Qaraxa oo ahaa mid uu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa waxaa lagu bartilmaameed saday dad Salaad kasoo baxay oo ay ku jireen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts