HomeWararAxmed Madoobe oo si deg ded ah ugu laabtay Kismaayo iyo sababta

Axmed Madoobe oo si deg ded ah ugu laabtay Kismaayo iyo sababta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si deg deg ah dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo  ee Xarunta ku meel gaarka u ah  Maamulkaasi. U jeedka Axmed Madoobe ayaa ah sidii Tacsida iyo murugada uu ula qaybsan lahaa  ehelada iyo qaraabada Dadka Shacabka iyo Masuuliyiinta ku geeriyooday qaraxa maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo. Qaraxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si deg deg ah dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo  ee Xarunta ku meel gaarka u ah  Maamulkaasi.

U jeedka Axmed Madoobe ayaa ah sidii Tacsida iyo murugada uu ula qaybsan lahaa  ehelada iyo qaraabada Dadka Shacabka iyo Masuuliyiinta ku geeriyooday qaraxa maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo.

- Advertisement -

Qaraxa maanta ka dhacay Kismaayo ayaa waxaa fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa kaasi oo isku qarxiyay dad shacab ah iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbland, waxaana mas’uuliyiinta ku dhintay qaraxaas ismiidaaminta ahaa ka mid ahaa Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts