HomeWararDowladda Soomaaliya oo ku baaqday in loo gurmado dalka Suudaan

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in loo gurmado dalka Suudaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowadda Federaalka  Soomaaliya ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqday in ay u gurmadaan Dowladda Suudaan oo dalkeeda ay daadad ku dhufteen, iyadoo barakac iyo bur-bur xooggan uu ka jiro dalkaasi. Kulan ay maanta yeesheen Goloha wasiirada Xumaadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah, waxaana kulanka lagu ansixiyay Hidise sharciyeedyo, iyadoo wax yaabihii looga hadlay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowadda Federaalka  Soomaaliya ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqday in ay u gurmadaan Dowladda Suudaan oo dalkeeda ay daadad ku dhufteen, iyadoo barakac iyo bur-bur xooggan uu ka jiro dalkaasi.

Kulan ay maanta yeesheen Goloha wasiirada Xumaadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah, waxaana kulanka lagu ansixiyay Hidise sharciyeedyo, iyadoo wax yaabihii looga hadlay ay ka mid ahayd sidii loogu gurman lahaa shacabka Suddan oo haantan la daala dhacaya dhibaatooyin kasoo gaaray daadad ku dhuftay dalkaasi Suudaan.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ganacsatada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u gurmadaan shacabka dalkaasi.

Sidoo kale waxaa ay dowladdu ay tacsi u diratay dadkii eheladooda iyo qaraabadooda ku waayay Musiibooyinka ka dhacay dalkaasi, waxaana ay sheegtay dowladda Soomaaliya in ay garab taagan yihiin shacabka Suudaan.

Dalka Suudaan ayaa waxaa ku dhufatay daadad xooggan oo saameeyay Nolosha bulshada Suudaan, waxaana la sheegay shacabku ay wajahayaan fatahaadihii ugu ba’naa ee dalkaas soo mara muddo ka badan 100 sano.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts