HomeWararHoobiyeyaal Caawa ku dhacay xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

Hoobiyeyaal Caawa ku dhacay xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Muqdisho ayaa caawa waxaa si weyn looga maqlay dhawaqa ilaa iyo 10 Madaafiic xoogan ah, kuwaasi oo ku dhacay xaafado ku yaalla degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir. Warar la helayo ayaa sheegaya in madaafiicda ay ku dhaceen xaafado ka tirsan Shangaani, Waabari, Warta-nabadda , Xamar Jajab iyo gooba kale. Sidoo kale wararka ayaa intaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa caawa waxaa si weyn looga maqlay dhawaqa ilaa iyo 10 Madaafiic xoogan ah, kuwaasi oo ku dhacay xaafado ku yaalla degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir.

Warar la helayo ayaa sheegaya in madaafiicda ay ku dhaceen xaafado ka tirsan Shangaani, Waabari, Warta-nabadda , Xamar Jajab iyo gooba kale.

- Advertisement -

Sidoo kale wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayan in madaafiicda qaarkood ay ku dhaceen meel aan sidaas uga fogeyn Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Weli si rasmi ah looga oga Khasaaraha ka dhashay madaafiic Caawa jugtooda laga maqlay Magaalada Muqdisho iyo halka laga soo tuuray, waxaana shacabka ku dhaqan Caasimadda ay galeen xaalad jahwareer ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts