HomeWararDowlad shaacisay in Soomaaliya ay lacag ugu deeqday

Dowlad shaacisay in Soomaaliya ay lacag ugu deeqday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dowladda dalka Shiinaha ayaa Soomaaliya lacag ugu deeqday, lacagtaas oo sida ay sheegtay wax looga qaban doono fatahaadaha dhawaan ku dhuftay qaybo ka mid ah Soomaaliya. Lacagta deeqda ah ayaa gaaraysa $50,000 oo dollar, taasi oo sida la sheegay Soomaaliya looga caawin doono dhibaatooyinkii ka dhashay fatahaadaha uu sameeyay wabiga Shabbeelle oo dhawaan ku fatahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda dalka Shiinaha ayaa Soomaaliya lacag ugu deeqday, lacagtaas oo sida ay sheegtay wax looga qaban doono fatahaadaha dhawaan ku dhuftay qaybo ka mid ah Soomaaliya.

Lacagta deeqda ah ayaa gaaraysa $50,000 oo dollar, taasi oo sida la sheegay Soomaaliya looga caawin doono dhibaatooyinkii ka dhashay fatahaadaha uu sameeyay wabiga Shabbeelle oo dhawaan ku fatahay qaybo ka mid ah Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha hoose.

- Advertisement -

Lacagta deeqda ah ee Shiinahu ay sheegeen in Soomaaliya ay ugu deeqeen ayaa la sheegay in ay tahay lacag aad u yar marka loo eego Shiinaha oo waddan dhaqaale badan haysta ah  iyo baahiyaha ka jira Soomaaliya oo  aad u farabadan, waxaana xusid mudan in dalalkii horay uga qayb qaatay caawinta dadkii uu saameeyay wabiga shabeelle ay lacag tan ka badan ugu deeqeen Soomaaliya.

Saameyntii ka dhalatay Fatahaadaha wabiga Shabeelle ayaa ah mid wali muuqata oo shacab farabaadn oo Soomaliyeed ay la dhibtoonayaan, dowladda Soomaaliya ayaa horay ugu dhawaaqday in ay wax ka qabanayso dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadaha wabiga, waxaana ay ku baaqday in loo gurmado bulshada ay dhibaatada xooggani kasoo gaartay fatahaadaha.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts