HomeWararDagaal xoogan oo ka socda degaan ka tirsan Gobolka Mudug

Dagaal xoogan oo ka socda degaan ka tirsan Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka  saakay aan ka heleyno deegaan ka tirsan Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socdo dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidanka Xoogga dalka qeybta 21-aad iyo dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab. Dagaalkaas ayaa waxaa ka dambeeyay, kadib markii Al-shabaab ay weerar dhowr jiho ku qaadeen Saldhig Ciidanka qeybta 21-aad ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka  saakay aan ka heleyno deegaan ka tirsan Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socdo dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidanka Xoogga dalka qeybta 21-aad iyo dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab.

Dagaalkaas ayaa waxaa ka dambeeyay, kadib markii Al-shabaab ay weerar dhowr jiho ku qaadeen Saldhig Ciidanka qeybta 21-aad ay ku leeyihiin deegaanka Shabeellaw oo aad ugu dhaw Magaalada Bacadwayn ee Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in haatan ay maqlayaan dhawaqa hubka noocyadiisa kala duwan oo dagaalka  la isku adeegsaday, isla markaana dagaalkaas uu yahay mid Culus.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in xaalada cakiran ay jirto aaga uu dagaalka ka socdo ayna adeg tahay in Khasaaraha ka dhashay weerarka la ogaado, maadaama aan halkaas laga agdhawaa karin.

Al-shabaab ayaa horey sidaan oo kale weerar xoogan ugu qaaday Saldhiga Ciidanka xoogga dalka qeybta 21-aad ay ku leeyihiin deegaanka Bacadwayn ee gobolka Mudug, isla markaana waxaa weerarkaas ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts