HomeWararWasaaradda Xannaanada Xoolaha oo dhageysanaysa cabasho ka timid bulshada

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo dhageysanaysa cabasho ka timid bulshada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Maamulka Galmudug Cabdulaaahi Cascasey ayaa kormeer ku tagay suuqa Xoolaha Magalada Guriceel oo dhawaan xarigga laga jaray. Maamulka degmada iyo mas’uuliyiin kale ayaa tagay suuqa oo dhawaan wasaaradda xannaanada Xoolaha Galmudug ay amar ku bixsay in ganacsatadu ay ganacsigooda u raraan suuqa weyn ee xoolaha, balse waxaa jirtay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Maamulka Galmudug Cabdulaaahi Cascasey ayaa kormeer ku tagay suuqa Xoolaha Magalada Guriceel oo dhawaan xarigga laga jaray.

Maamulka degmada iyo mas’uuliyiin kale ayaa tagay suuqa oo dhawaan wasaaradda xannaanada Xoolaha Galmudug ay amar ku bixsay in ganacsatadu ay ganacsigooda u raraan suuqa weyn ee xoolaha, balse waxaa jirtay in ganacsatada Xoolaha ay ka biyo diideen arrintaas, waxaana ay wasaaraddu billowday inn ay dhagaysato cabashada ay qabaan ganacsatadu.

- Advertisement -

Waxaana wasaaraddu ay horay u sheegtay in suuqa ay u dhamaystiran yihiin dhammaan agabkii iyo wixii looga baahnaa.

Suuqa ayaa waxaa dhisay hay’ado dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen NRC iyo UK aid, waxaana maamulka Guriceel ay horay u sheegeen in laga maarmi doono goobaha ay isticmaalaan ganacsatada Xoolaha.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xariiga ka jaray suuqaan, waxaana uu sheegay in hadda kadib xoolaha lagu iibin doono suuqaas, balse ilaa hadda wali suuqa ganacsatadu uma rarin ganacsigooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts