HomeWararDowladda Soomaaliya oo ka hadashay Qaraxyadii Cuslaa ee Beyruut

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Qaraxyadii Cuslaa ee Beyruut

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa qadka Telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnan Xasan Diab. Mahdi Guuleed ayaa Ra’iisul Wasaaraha Lubnan uga tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxyadii aad u xooganaa ee shalay ka dhacay Magaalada Beyruut ee Caasimadda dalkaas, waxaana kuwa ku dhaawacmay uu u  rajeeyay Caafimaad Deg […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa qadka Telefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnan Xasan Diab.

Mahdi Guuleed ayaa Ra’iisul Wasaaraha Lubnan uga tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxyadii aad u xooganaa ee shalay ka dhacay Magaalada Beyruut ee Caasimadda dalkaas, waxaana kuwa ku dhaawacmay uu u  rajeeyay Caafimaad Deg deg ah.

- Advertisement -

Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabkeeda ay Lubnan la qeyb sanayaan dhibaatada kasoo gaatay qaraxyadii musiibada ahaa ee dhacay.

Magaalada Beyruut ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay qaraxyo waaweyn oo Caasimadda dalkaas ruxay, waxaana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad farabadan, iyadoo halkaas ay ku geeriyoodeen in ka badan 70 qof, halka ay ku dhaawacmeen 3,750 qof.

Sidoo kale waxaa gabi ahaan burburay dhismooyin farabadan oo ku yaallay goobta ay qaraxyada ka dhaceen, sida lagu arkayay muuqaal laga soo duubay halkaas, isla markaana lagu faafiyay baraha Bulshada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts